Home arrow Siyaasadda | Somaliya arrow Xoogagga Maxkamadaha iyo Ciidamo Itoobiyaan ah oo dagaalamey
Unreported World Somalia 1
Added by:Abbas Gassem
Rating:
Views:323
Date:22-09-2008
Unreported World Somalia 2
Added by:Abbas Gassem
Rating:
Views:146
Date:22-09-2008
Unreported World Somalia 3
Added by:Abbas Gassem
Rating:
Views:118
Date:22-09-2008
Somalia Now and Then
Added by:Abbas Gassem
Rating:
Views:458
Date:07-09-2008

Laanta Afka Soomaaliga

BBC
Voice of America

Polls

Should Ethiopian troops leave Somalia?
 
Will 2008 be better year for Somalia?
 

Syndicate

Get Our News Updates
Jul 01 2008
Xoogagga Maxkamadaha iyo Ciidamo Itoobiyaan ah oo dagaalamey
Written by Ali Moallim   
Tuesday, 01 July 2008

Matabaan,(insidesomalia.org)-, Warar Xog-ogaal ah oo ka soo baxaya Degmada Matabaan ee Gobalka Hiiraan ayaa sheegaya in Dagaal culus oo laysku weydaarsanayo hubka noocyadiisa kala duwan ku dhaxmarayo Xoogagga Maxkamadaha Islaamiga iyo Ciidamo Itoobiyaan ah oo ka soo dhaqaaqay dhinaca Degmada Guri-ceel ee Gobalka Gal-gaduud.

Wararku waxaa ay intaa ku darayaan in Dagaalka hadda ka socda daafaha Degmada Matabaan in uu u dhaxeeyo Ciidamo ka tirsan Maxkamadaha oo ka yimid Degmada Guri-ceel halka kuwo kale oo ka tirsan isla Maxkamadaha kana tagay Magaalada Beledweyne ku sugan yihiin halka lagu magacaabo (Qabno) oo ay dhigeen ciidamo difaac ah.

Dad rayid ah oo ku sugan Degmada Matabaan oo ay la hadashay HOL ayaa sheegay in ay gudaha Degmada ku soo dhaceen dhowr madfac isla markaana dadka shacabka ah bilaabeen in ay isaga caraaraan guryadooda si markaa ay uga fogaadaan waxyeelo ka dhalata hubka dhinacyadu is-weydaarsanayaan.

Dhaq-dhaqaaqa Milatari iyo dagaallada laga soo sheegayo qeybo ka mid ah Gobalka Hiiraan ayaa walaac iyo shakiba ku abuuray dadka ku dhaqan Magaalada Beledweyne oo ka cabsi qaba in ugu danbeytii dagaalku ku soo fido deegaanada ku dhaw dhaw Magaalada, maadaama Ciidamada Itoobiyaanka ah doonayaan in ay soo gaaraan fariisinkoodii hore ee Jante-kuundisho oo hadda xarun u ah Xoogagga Makamadaha.





Comments (0)add
Write comment
quote
bold
italicize
underline
strike
url
image
quote
quote
smile
wink
laugh
grin
angry
sad
shocked
cool
tongue
kiss
cry
smaller | bigger

busy
 
Newer news items
Older news items

<< Previous Page                    Next Page>>

< Prev   Next >